Xubno Xaldoon ah oo loo kala dirayo Xarumaha maamul goboleedyada (Akhriso Magacyada)

Xildhibaano katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay tagaan xarumaha maamul goboleedyada dalka si ay xal uga gaaraan khilaafka u dhaxeeya dowlada Federaalka iyo maamul goboleedyada. Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa lagu magacaaby min 10-xubnood oo katirsan Aqalka sare oo loo kala dirayo shanta maamul … Continue reading Xubno Xaldoon ah oo loo kala dirayo Xarumaha maamul goboleedyada (Akhriso Magacyada)